Qarannimada & Qabka Ummadda Soomaaliyeed ayaa miiska saaran

0
1709

Xildhibaannada Soomaaliyeed maanta waxaa hor yaal imtixaan adag.Waxaa tijaabo ku jirta duntooda, dadnimadooda iyo Dal-jaceylkooda.

Waxaa miiska saaran qabka,karaamada & madax bannaanida siyaasadeed ee Qarankan.

Dalal iyo dadyow aan Soomaali ahayn ayaa  ku dadaalaya in ay go’aamiyaan masiirka ummaddan

Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa laga rabaa in ay codkooda ku diraan farriin culus oo macneheedu yahay: Xor baan u nahay go’aankeenna, Waan kufnay laakiin waa kacnay, waan dhaawacannay laakiin qabkeennii ma dhiman.

Rabbiyow Sidii Roon.

By: Liibaan Cabdi Cali

LEAVE A REPLY