Sanad wanaagsan Soomaali oo dhan

0
1007

Waxaa saacado ka dib curan doona sanadka 2013, waxaana dhammaan doona sanadka 2012.

Haddaan nahay bahda Qaran.net, waxaan shacabka Soomaaliyeed leennahay Sanad Wanaagsan, Soomaali oo dhan, Idin salaannay.

Kii noo hagaagee noqo loo hanweynyahay

LEAVE A REPLY